Sargaal kasoo goostay Al Shabaab oo lagu dilay Kismaayo iyo Al Shabaab oo ka hadashay

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in xalay magaaladaasi kooxo hubeesan ku dileen nin horey uga tirsanaa saraakiisha Al Shabaab balse markii dambe kasoo goostay. Rag biskoolado ku hubeesnaa ayaa toogtayĀ Cumar Daqal oo oo loo yaqaan (Taqiyudiin) xili uu masaajid kasoo baxay, waxaana goobta dilka ka dhacay ka … Continue reading Sargaal kasoo goostay Al Shabaab oo lagu dilay Kismaayo iyo Al Shabaab oo ka hadashay